Xildhibaan Kenyan oo ka soo horjeestay joogitaanka C/rashiid Janan ee Mandhera

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Kenya oo laga soo doorto Bariga Mandhera Cumar Maxed Macallin ayaa sheegay in dadka degaankiisa ay cabsi soo foodsaartay, kaddib markii ay fariisimo ka dhigteen ciidamada Wasiirka amniga ee Jubbaland, C/rashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo baxsad ka ah dowlada Somalia. Xildhibaan Cumar ayaa waxa uu dowladda Kenya ku eedeeyay inay fariisin … Continue reading Xildhibaan Kenyan oo ka soo horjeestay joogitaanka C/rashiid Janan ee Mandhera